Al Shabaab oo Weerar xoogan ku qaaday saldhig ay leeyihiin Milatariga Soomaaliya

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan kooxda Al Shabaab ayaa saakay aroortii weerar culus ku qaaday saldhig ay ciidamada milatariga Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug. Sida aan wararka ku helnay Al Shabaab ayaa dhoor jiho ka weeraray saldhiga ciidanka milatariga ku leeyihiin deegaanka Bacaadweyn, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xoogan oo dhaliyay … Continue reading Al Shabaab oo Weerar xoogan ku qaaday saldhig ay leeyihiin Milatariga Soomaaliya